Cuno qabateyntii ugu adkeyd Taariikhda oo lagu soo rogayo dowlad ka tirsan caalamka

Maadaxwaynaha dalka Iiraan ayaa si kulul u cambaareeyay xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka oo sheegay in Iiraan ay ku soo rogi doonaan cunaqabatayntii ugu adkeyd taariikhda. Madaxwayne Xassan Ruuxaani ayaa su’aal galiyay kalsoonida lagu qabi karo go’aanada Mike Pompeo ee ku aadan Iiraan. Haweenayda midowga Yurub u qaabilsan siyaasada arrimaha dibadda ayaa sidoo kale cambaareeysay … Continue reading Cuno qabateyntii ugu adkeyd Taariikhda oo lagu soo rogayo dowlad ka tirsan caalamka